Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij gaar ah VOA ay ugu talo gashay munaasibadda ciidda

Sawirada tukashada salaadda ee Jigjiga
Sawirada tukashada salaadda ee Jigjiga

Ku soo dhowaada barnaamij gaar ah oo ku saabsan ciidda oo aad ku maqli doontaan, sheekooyin xiiso leh, heeso kala duwan iyo weliba warbixino ka kala yimi Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo, Beledweyn, Boosaaso, Hargeisa, Dhadhaab iyo Nairobi.

Ismaaciil Xuseen Farjar iyo Ibraahin Xasan Daanduray ayaa si wadajira idiinla socodsiinaya.

Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ciidda
please wait

No media source currently available

0:00 0:40:06 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG