War Deg-Deg ah

Dowladda oo sheegtay in ay Al-Shabaab kala wareegtay deegaano hor leh

Ciidamada Soomaaliya
Ciidamada Soomaaliya

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliyaa ayaa maanta sheegtay in ciidanka xoogga dalka ay kooxda Al-Shabab kala wareegeen deegaanno ay ku yaallaan Ceel biyoodyo kuwaasi oo hoos yimaada degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Afhayeen u hadlay Wasaaardda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa dhinaca kale sheegay in dhawaan uu bilaaban doono wajiga labaad ee dagaalka.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanno ka tirsan Galgaduud

No media source currently available

XS
SM
MD
LG