Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ammaanay ciidamada dawladda oo uu sheegay in dagaalka ay kula jiraan al-Shabaab uu yahay mid qoraya taariikh. Madaxweynaha ayaa hadalkan ku sheegay khudbad uu jeediyey munsaabadda 63-guurada ciidanka xoogga dalka.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.