Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay weerar hoobiye oo ka dhacay Muqdisho


Hoobiye
Hoobiye

Ugu yaraan saddex qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen hoobiyeyaal xalay fiidkii lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya, kuwaas oo ku dhacay agagaarkeeda.

Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda, laakin weerarrada noocaan ah ee ka dhaca Muqdisho ayaa inta badan waxaa mas’uuliyaddooda sheegta kooxda Al-Shabaab.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ku eegaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ba leh ee weerarkaasi ka dhashay.

Hoobiyaal ku soo dhacay agagaarka Madaxtooyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00

XS
SM
MD
LG