Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ku dhawaaqay amarro cusub oo ku aadan ammaanka magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdu ay go’aan ku gaartay in ay mamnuucdo hubka waaweyn ee ilaalada siyaasiyiinta, saraakiisha dowladda iyo ganacsatada ay ku dhex wataan magaalada.
Haddaba, qaar ka mid ah dadka Muqdisho ayaa aragtidooda ka dhiibtay hadalka madaxweynaha. Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa makaroofanka la dhex qaaday.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available