Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Dirir oo sharxaya faham la,aanta bulshada ee xanuunka macaanka iyo khatartiisa


Iyadoo shalay ay ku beegnayd 7-da Abriil oo ah Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Adduunka ayuu Dr Axmed Dirir oo ka mid ah dhakhaatiirta Somaliland islamarkaana xarun caafimaad ku leh magaalada Hargiesa waxa uu VOA uga warramay xanuunada ugu badan wakhtigan bulshada Somaliland. Waxa uu si gaar ah u tilmaamay faham la,aanta dadka ee xanuunka macaanka oo hadda aad ugu kordhaya iyo khatartiisa. Dr. Dirir ayaa Hargiesa ugu waramay Khadar Maxamed Cakule.

Wareysi Dr. Axmed Dirir
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:55 0:00

XS
SM
MD
LG