Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda ay ku soomaan dhallinyarta Soomaalida ah ee ku xiran xabsiyada Britain


Jeelasha magaalada London iyo guud ahaan dalka Britain waxaa ku jira dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed.

Ururka dhallinta iyo hooyooyinka oo ah urur la shaqeeya dhallinyarada xabsiyada ku jira ayaa bisha Ramadaan caawiya dhallintaasi Soomaaliyeed.

Naciima Xareed waa aasaasaha iyo guddoomiyaha ururkaas, Wariyha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdihxaafid Cawil Ismaaciil ayay uga warrantay waxyaabah ugu waaweyn ee ay dhallinyarada xiran u qabtaan.

Wareysi: Naciima Xareed
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG