Kadib roobab ka da’ay meelo ka mid ah geyiga Soomaalida ah ayaa bulshada ku nool degmada Qardho ee Puntland waxay dadaal ugu jiraan sidii ay uga gaashaaman lahaayeen fatahaadaha ka dhasha roobka ka da’a nawaaxiga magaalada.
Magaalada Qardho waxa sannadkii hore saameeyay fatahaado ka dhashay roob xooggan oo ka da’ay magaalada iyo hareeraheeda.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa soo direy wariyaha VOA-da Yuusuf Maxamuud Yuusuf.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available