Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo Jarmalka kaga qaybgashay kulanka isku xirka magaalooyinka caalamka


Muqdisho
Muqdisho

Magaalada Koln ee dalka Jarmalka waxa ka dhacay kulan uu soo qabanqaabiyey ururka isku xidhka magaalooyinka oo taageero ka heleysa Wasaarada Qorsheyta Horumarinta iyo Federaalka ee wadankaasi.

Kulankan oo ay kasoo qayb galeen marti ka socotey wadamo ku yaalla Afrika iyo Eeshiya ayaa waxa ka mid ahaa dadkii ka qayb galay Abdiqader Muhyadiin Ahmed oo ah Agaasimaha Guud ee Qorsheynta ee Gobolka Banaadir.

Wariyaha VOA ee Qarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayaa Agaasime Abdiqader ka warasytay kulankan isaga oo ugu horrayn weydiiyey ujeedada shirkan?

Kulanka isku xirka magaalooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00

XS
SM
MD
LG