Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabasho laga muujiyey qashinka lagu shubo webiga Shabelle

Webiga Shabelle
Webiga Shabelle

Khubarada dhinaca deegaanka ayaa ka digaya inay dhici karto fatahaado soo laalaabta haddii aan wax laga qaban, qashinka tirada badan ee lagu shubayo webiga Shabelle, gaar ahaan magaalada Beledweyne.

Magaalada Beledwene ayaa ka mida magaalooyinka ugu nugul ee uu ku fataho webiga Shabelle.

Haddaba weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ku eegaya.

Digniin la xiriirta qashinta lagu tuuro webiga Shabelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00
XS
SM
MD
LG