Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sanbaloolshe oo dhaliilay wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab


Sanbaloolshe
Sanbaloolshe

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay qorshaynayso wejiga labaad ee guluf lagu qaado maleeshiyada Al-Shabaab.

Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda ayaa sheegay inay gulufkan ka qayb-galayaan ciidamada dawladda iyo dadka deegaanka. Sidoo kale waxaa mas’uuliyiinta dawladdu xaqiijiyeen in waddamada xuduudda la leh Soomnaaliya ay ciidamo usoo dirayaan saacida kuwa dawladda.

Haddaba sidee ayuu u socdaa qorshaha hawlgalkan? Su’aashaas Haaruun Macruuf uu weydiiyey Taliyihii hore ee hay’adda nabadsugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

Wareysi: Sanbaloolshe oo dhaliilay wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

XS
SM
MD
LG