Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Abaarta Soomaaliya oo ay ku dhinteen 43,000 qof sanadkii tegay

Dawladda Soomaaliya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee Caafimaadka iyo Daryeelka Caruurta – ee kala ah WHO iyo UNICEF ayaa sheegay in abaarta Soomaaliya sannadkii hore ay ku dhinteen 43 kun oo qof.

Hadalkan ayaa ku jiray daraasad cusub oo shalay la daabacay. Faahfaahinta warbixintanas ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Madaxa hay’adda caafimaadka ee adduunka ee Soomaaliya Dr. Mamunur Raxmaan Maalik.

Wareysi: Abaarta Soomaaliya oo ay ku dhinteen 43,000 qof sanadkii tegay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:23 0:00

XS
SM
MD
LG