Mas’uuliyiinta Xarunta Xakamaynta Duumada ee Wasaraadda Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in isbedelka Cimilladu uu saameyn ku yeeshay Xanuunadda ay keento ama ka dhasha Qaniinyada Kaneecadda.
Dr. Cabdi Cabdillaahi oo ah mas’uulka ugu sarreeya xaruntan ayaa u sheegay VOA inay muuqato noocyo xumadda cusub ah oo ay sababtay kaneecadu taasi kal hore lagu arkay Somaliland.
Warbixintan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.