U doodayaal xuquuqdda aadanaha ayaa ugu baaqay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken oo haatan ku sugan caasimada Ethiopia ee Addis Ababa inuu weyydiisto in lala xisaabtamo ciddii geeysatay tacaddiyo ka dhacay Itoobiya.
Blinken ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku maraya labada dal oo Africa ah. Warbixin ay qoreen Salem Solomon iyo Cindy Saine waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Daandurey.
Facebook Forum