Haweenka caanaha ku iibiya magaalada Berbera ee Somaliland ayaa sheegay in nolosha qoysaskoodu ay isbadashay markii ay heleen goob ay ku iibiyaan caanaha iyo talaagado ay ku kaydsadaan.
Talaagadahan ayaa wax ka beddelay nadaafadda iyo tayada caanaha oo markii hore saacada yar kuleyka dartii ka khasaari jiray haweenka ganacsada.
Wariyaha VOA, Cabdikariim Olol oo dhowaan booqday Berbera ayaa warbixintan ka soo diray Laascaanood.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available