Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ka badan 10 qof oo cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday Afmadow


Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose iyo deegaannada hoosyimaada waxaa saameyn ku yeeshay cudurka shuban-biyoodka oo ay u dhinteen illaa 15 qof oo u badan caruur.

Xanuunka ayaa soo ritay dad gaaraya boqol qof waxaana soconaya dadaallo wax looga qabanayo cudurkaasi oo ay wadaan mas'uuliyiinta maamulka Jubbaland.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan inoo soo diray.

Cudurka shuban biyoodka oo dad ay ugu dhinteen Afmadow
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00

XS
SM
MD
LG