Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir ku saabsan horumarinta booliska oo ka furmay Kismaayo


Shirka Booliska
Shirka Booliska

Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta daah-furay shir looga hadlayo horumarinta ciidamada Booliiska Soomaaliya iyo Wadashaqaynta Wasaaraddaha Amniga heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Shirkan ayaa waxaa ka qeebgalaya Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada booliska ee Dowlad Goboleedyada. Sidoo kale waxaa shirka diiradda lagu saarayaa sidii loo dabooli lahaa baahiyaha ciidamada Booliiska Soomaaliya.

Faah-faahinta warkaasi waxaa Kismaayo kaasoo diray Wariyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad.

Shir ku saabsan horumarinta booliska oo ka furmay Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00

XS
SM
MD
LG