Hay'ada Somali Puplic Agenda, oo ah hay'ad cilmi baaris ayaa soo bandhigtay daraasad ay ka sameysay caqabado ay sheegtay in ay bulshadu ku qabaan, goobaha laga bixiyo adeegyada bulshada ee dowladda hoose ee Muqdisho.
Haddaba qaabka ay darasaadan u sameysay iyo waxyaabaha ay ku ogaadeen ayaa wariyaheena Muqdisho, Xasan Kaafi Qosyte uu ka waraystay Maxamed Aaden oo ka mid ah masuuliyiinta hay'adan.
Daraasada kadib ayuu wariyaheena Muqdisho Xasan kaafi Qoyste sidoo kale wareystay, agaasimaha waaxda dad dhigista ee gobolka Banaadir Cabdirashiid Cabdulaahi Salaad, kana mid ah hay'adaha la eedaynayo, wuxuuna ugu horeyn weydiiyey sida uu u arko daraasadan?