Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Doorka haweenka Soomaaliyeed ee  ka-hortagga maandooriyaha

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; kaalinta haweenka Soomaaliyeed ee Mareykanka ee ka hortagga maandooriyaha oo dhibaatoyin ilaa heer dhimasho ah ku haya dhallinyarada Soomaaliyeed Waqooyiga America.

Waxaa barnaamjika marti ku ah Maryan Ducaale, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Dhageyso Barn. Wicitaanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:04 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG