Minneapolis —
Soomaali fara badan oo ka shaqeeya xarun ay leedahay shirkadda weyn ee Amazon oo taalla degmada Shakopee ee gobolka Minnesota ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan go'aan ay shirkaddu ku xireyso xaruntaasi.
Waxay Soomaalidu sheegeen in go'aankan uu yahay mid ay shirkaddu uga aargoosanayso shaqaalaha Soomaalida u badan ee Amazon, oo iyagu hore u dalbaday xuquuq badan.
Shirkadda Amazon, ayaa u ballanqaaday in shaqaalaha Somalia ay u wareejiso xarumaha kale.
Warbixintan waxaa Minnesota ka soo diray Maxamuud Mascadde.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available