Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Difaaca iyo saraakiil booqday goobihii laga saaray Al-Shabaab


Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa gaaray deegaanadii dhawaan laga saaray Alshabaab ee galbeedka Kismaayo gaar ahaan deegaanka Janaa Cabdalle, halkaasi oo ay kula kulmeen Ciidanka xoreynta Jubbaland.

Waxay sidoo kale la kulmeen Saraakiisha howlgalka hogaamineysa, iyaga oo ku dhiiri galiyay ciidamada in la sii wadi doono howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Faafahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Wasiirka Gaashaandhigga iyo saraakiisha xogga dalka oo booqday .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG