Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo faah-faahin ka bixiyay 'howlgal lagu dilay' 10 Al-Shabaab ah


Al-Cadaala
Al-Cadaala

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay inay dishay toban ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab oo labo kamid ah ay yihiin horjoogayaal kooxda ka tirsanaa.

Weerarka ayaa waxay dowladdu sheegtay in uu ka dhacay duleedka deegaanka Buurweyn oo kamid ah Gobolka Hiiraan.

Haddaba maxay ahaayeen horjoogeyaashu ay dowladdu sheegtay in duqeyntaasi lagu dilay? su'alaahaasi iyo kuwa kale ayuu weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow waxa uu weydiiyay wasiir ku-xigeenka wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cabdraxmaan Yuusuf Al-cadaala.

Wareysiga Alcaddaala.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:03 0:00

XS
SM
MD
LG