Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khamaarka 1Xbet oo dhibaato xooggan ku haya dhallinyarada Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanaya dhallinyarada qabatimay isticmaalka khamaarka dhinaca Internet-ka ee boggga 1Xbet.

Isticmaalka badan ee khamaarkan ayaa la sheegayaa inay ka dhasheen dhibaatooyin ijtimaaci ah oo ay ka mid yihiin kuwa dhaqaalaha iyo qoyska.

Dhibaatadan waxaa warbixintan inooga diyaariyey Xasan Kaafi Qosyte.

Khamaarka 1Xbet oo dhibaato xooggan ku haya dhallinyarada Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

XS
SM
MD
LG