War Deg-Deg ah

R/W Xamza oo daah-furay imtixaan laga qaadayo 8 kun oo macallin

Xamza
Xamza

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay imtixaan laga qaadayo 8-kun oo macallimiin ah, kuwaas oo 3-da kun ee ugu sarreysa ay macallinnimo u qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada dowlada Soomaaliya, si ay wax uga dhigaan dugsiyada ay dowladdu maamusho.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

R/W Xamza oo daah-furay imtixaan laga qaadayo 8 kun oo macallin

No media source currently available

XS
SM
MD
LG