Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xassan oo loogu baaqay in uusan saxeexin sharciga NISA


Hey’adda Xuquuqda Aadaha ee Human Rights Watch ayaa ku boorrisay Madaxweynaha Soomaaliya in uusan saxiixin sharciga hey’adda Nabadsugidda Qaranka ee ay dhawaan ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Sharcigan ayaa sida ay Human Rights sheegtay siinaya hey’adda NISA awoodo xad-dhaaf ah oo ay wax ku xiri karo, cidda ay doonto ku qaban karto, cidda ay doontana daba gal ku sameyn karta, iyadoo ay yartahay awood dusha kala socon karta.

Warbixinta Human Rights waxaa inoo soo koobaya Maxmed Colaad Xassan.

Madaxweyne Xassan oo loogu baaqay in uusan saxiixin sharciga NISA
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00

XS
SM
MD
LG