Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha haweenka ah ee caalamka oo xilalka ka degaya


Meelo kala duwan oo dunida ah, haween hoggaamiyeyaal ah oo magac leh ayaa shaqooyinkoodii ka tagaya si ay u hiigsadaan waxyaabo kale oo ay xiisaynayaan ama ay diiradda u saaraan waxyaabo kale oo ahmiyad u leh.

Wariyaha VOA-da Laurel Bowman ayaa diyaarisay sheekadan. Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.

Qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha haweenka ah ee caalamka oo xilalka ka degaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

XS
SM
MD
LG