Maamulka HirShabeelle ee Soomaaliya ayaa wada qorshe uu dadka ku nool deeganadii laga saaray maleeshiyada ururka Al-Shabaab uga wacyigelinayo khatarta maleeshiyada iyo sidoo ay ula shaqeyn lahaayeen hey’adaha dowladda.
Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.