Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan shir madaxeedka Midowga Afrika


ETHIOPIA-AFRICA-AU-DIPLOMACY
ETHIOPIA-AFRICA-AU-DIPLOMACY

Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa ka fumary shir madaxeedka sanadlaha ahaa ee madaxda Middowga Africa. Shirkan sannadkan ayaa waxaa horyaalla ajnedayaal dhowr ah, iyadoo uu ku soo aadayo xilli ay sii kordheyso saameynta ay quwadaha waaweyn ee dunida ku doonayaan in ay ku kasbadaan qaaradda. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa arrimahan ka wareystay Khaalid Cabdixakiin Farey oo ah falanqeeye arrimaha Afrika iyo Carabta.

Falanqeyn ku aaddan shirka madaxeedka Midowga Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00
Khaalid Farey
Khaalid Farey

XS
SM
MD
LG