War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda ganacsi ee magaalada Laascaanood?

Laascaanood ganacsi
Laascaanood ganacsi

Ganacsatada ku sugan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa VOA u sheegay in ay soo wajahday cabsi xoogan oo sheegeen in ay saameyn ku yeelatay howlohoodii ganacsi. Ganacasatada ayaa sheegay in dagaallada ka dhacay magaalada ay saameynta ugu adag ku yeesheen howl maalmeedkoodii, sida uu warkan ku eegayo Cabdikariim Olol.

Waa sidee xaaladda ganacsatada Laascaanood?

No media source currently available

XS
SM
MD
LG