War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Doorka haweenka ee wax soo-saarka kheyraadka badda

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka iyo ka qeybgalka wax soo saarka kheyraadka badda. Sahra Cabdi Axmed ayaa soo diyaariyay soona jeedinaysa.

Bandhigga VOA: Doorka haweenka ee wax soo-saarka kheyraadka badda

No media source currently available

XS
SM
MD
LG