Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu danbeeyey ee khasaaraha dhul-gariirkii Turkey, iyo Soomaali wali la la'yahay


Turkey Syria Earthquake
Turkey Syria Earthquake

Tirade dadka ku dhintay dhul-gariirkii xoogganaa ee ku dhuftay Turkgia iyo Siiriya ayaa haatan kor u dhaaftay 25 kun oo qof. Shaqaalaha gurmadka oo wada howl-samatabixin ah ayaa qaarkood soo badbaadiyay dad ku hoos jiray burburka.

Sidoo kale, shan qof oo Soomaali ah oo ku dhintay dhul-gariirka ayaa shalay la aasay, iyadoo 4 hablood oo Soomaali ahna ay ka mid yihiin dadka wali la la’ yahay.

Haddaba, wararkii u danbeeyey ee khasaaraha dhulgariirka iyo gurmadka socda ayay Sahra Ciidle ka wareysatay, Cawaale Axmed Darfac oo ka mid ah ardayda Soomaalida Turkiga oo haatan ku sugan magaalada Ankara.

Wararkii ugu danbeeyey ee khasaaraha dhul-gariirkii Turkey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG