Dowladda Maraykanka ayaa dhowaan soo bandhigtay barnaamij cusub oo ay ugu magac dartay Welcome Corps, kaasi oo muwaadiniinta Mareykanka u ogolaanaya inay damaanad qaadaan qaxootiga imaanaya dalka Maraykanka.
Haddaba Barnaamijka Ileyska VOA ayaa faah-faahin dheer ka bixinaya waxa uu yahay barnaamijka. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad.
Facebook Forum