Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Kismaayo oo bulshada ku dhiirigeliyey 'inay ka qaybgalaan hawlgallada ka dhanka ah al-Shabab'


Kismaayo
Kismaayo

Tan iyo markii ay ciidamada Jubbaland u dhaqaaqeen dhulka hawdka ah ee ku yaalla galbeedka Kismaayo, ayaa waxaa magaaladaas ka bilawday olole ballaadhan oo bulshada loogu wacyigelinayo inay ka qaybqaataan hawlgallada ka dhanka ah ururka al-Shabaab.

Maamulka dawladda hoose ee degmada Kismaayo oo bilaabay ololahaas ayaa qabtay kulano kala duwan oo ay ka qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo guddoomiyayaasha xaafadaha magaalada Kismaayo.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Kismaayo: Hawlgallada ka dhanka ah al-Shabab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00
XS
SM
MD
LG