Isbedelka Cimilada dunida ayaa saamayn muuqata ku yeeshay gobolo iyo degmooyin ka mid ah Somaliland, kuwaasi oo la sheegay in kaymo ku yaalay gobolka Awdal loo adeegsaday dhuxulaysi, xayawaankii duurjoogta ahaana ay ka yaaceen meelihii ay ku noolaayeen.
Wariyaha VOA Hashim Sh. Omar Goth, ayaa warbixin arimahaa ku saabsan Boorama nooga soo diray.