Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Adeega Internetka oo dib loogu soo celiyey deegaanadii laga saaray Al-Shabaab


Adeega Internetka ayaa dib loogu soo celiyay deegaano ka mid ah dhulkii lagala wareegay ururka al-Shabaabka oo ku yaalla maamul goboleedka Galmudug.

Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Galmudug xildhibaan Muxuyadiin Suni ayaa weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isaaq uga waramay adeegyada isgaadhsiinta ee deeganadaas dib loogu soo celiyay.

Adeega internetka oo loo soo celiyey deegaanadii al-Shabab laga saaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

XS
SM
MD
LG