Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Jubbaland oo isu diyaarinaya dagaal ka dhan ah al-Shabaab

Kismaayo
Kismaayo

Kulan magaalada Kismaayo ay ku yeesheen odayaasha dhaqanka iyo xubno ka socday gudiga Rugta Ganacsiga ee Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in ay soo dhoweynayaan hawlagallada ka dhanka ah ururka al-Shabab ee ay bilaabeen ciidamada Jubbaland, waxaana ay ku baaqeen in lala shaqeeyo hay'adaha ammaanka.

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Weriyaha VOA Adan Maxamed Salaad.

Hawlgallada al-Shabab ee Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00
XS
SM
MD
LG