War Deg-Deg ah

Laascaanood: Shir ay leeyihiin duubabka dhaqanka oo furmay, wareysi

Shirka Laascaanood
Shirka Laascaanood

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ka furmay shir ay leeyihiin duubabka dhaqanka ee deeggaanka, kuwaasi oo go’aanno ka soo saari doono xiriirka Laascaanood iyo Somaliland.

Ujeedka shirkan isha lagu wada hayo, iyo waxa la filayo in laga soo saaro ayuu wariyaha VOA ee Laascaanood, Cabdikariim Olol, ka wareystay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee shirkan ka qeybgalaya.

Halkan ka dhageyso wareysiga Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

No media source currently available

XS
SM
MD
LG