Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Xaaladda amniga ee Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladda amniga ee Muqdisho kadib weearrarkii ay Al-Shabaab dhowaan ku qaadday xarunta Gobolka Banaadir, iyo guud ahaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Xasan-kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa magaalada Muqdisho kusoo diyaariyay.

Faaqidaadda Toddobaadka: Xaaladda amniga ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:36:44 0:00

XS
SM
MD
LG