Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka Jubaland oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab


Ciidanka Jubaland

Ciidanka Jubaland oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maalmahan waxa ay howlgallo ka wadeen deegaannada galbeedka Kismaayo iyagoo la wareegay deegaanno ay horey uga talin jireen maleeshiyada Al-Shabaab.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Jubaland oo deegaanno horleh kala wareegtay Al-shabaab.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG