Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahinta khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha

Dab xooggan ayaa xalay abbaaro saq dhexe ka kacay suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Maamulka gobolka Banaadir iyo taliska ciidamada, oo garab ka helaya ganacsatada iyo dadweynaha ayaa isku howlay daminta dabka. Haddaba Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa waxa dhaliyay dabkan, iyo khasaaraha uu gaystayba ka wareystay Guddoomiyaha Guddiga Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Xassan Cabdi Axmed (Xoogsade).

Wareysi: Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:07 0:00

XS
SM
MD
LG