Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Benaadir oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab


Ciidamada amniga ee Soomaaliya ayaa soo af-jaray weerar dhowr saacadood socday oo maleeshiyaadka al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta gobolka Banaadir. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegya inay ciidamadu dawladdu ay toogteen lix ka tirsanaa al-Shabaab oo weerarkaas ku lug lahayd. War saxaafadeedka ayaa intaas ku daray in weerarka ay ku dhinteen shan qof oo rayid ah, afar kalena ay ku dhaawacmeen.

Haddaba waxaa goor dhowayd saxaafadda la hadlay ku simaha gudodomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Ciise Guure oo ka mid ahaa madaxdii ku sugneyd markii xarunta la weeraray. Waxa uu u warramay weriyahayaga Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Wareysi: Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00

XS
SM
MD
LG