Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Shirka dib u heshiisiinta Koofur Galbeed


Shirka Baydhabo
Shirka Baydhabo

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa shirka dib u heshiisiinta maamulka Koofur Galbeed, waxaana marti ku ah guddoomiye ku xigeenka shirka Baydhabo Prof. Ibrahim Sheekh Cabdiwaaxid.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhagestaha.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:21:30 0:00
Guddoomiye ku xigeenka shirka Baydhabo Prof. Ibrahim Sheekh Cabdiwaaxid
Guddoomiye ku xigeenka shirka Baydhabo Prof. Ibrahim Sheekh Cabdiwaaxid

XS
SM
MD
LG