Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Muddada Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo gaba-gaba ah

Iyadoo wax ka yar toddobaad ay ka hadhsan tahay maalinta ay xidhmayso diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ayuu Guddoomiyaha Guddiga dooraashoyinka Muuse Xassan Yuusuf faahfaahin ka bixiyey diiwan-galinta ka socota Somaliland.

Warbixintan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Diiwaangelinta Doorashada Somaliland. mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00

XS
SM
MD
LG