Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Sharciga cunaqabateynta cayiman ma wuxuu beegsanayaa Al-Shabab mise shirkadaha?


Xildhibaanada baarlamanka
Xildhibaanada baarlamanka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Hindise Sharciyeedka Cunaqabateynta Dhaqaale ee Cayiman ee dhawaan la horgeeyay baarlamanka Soomaaliya, kaasi oo muran badan dhaliyey ayada oo dood laga keenay hab loo ansixiyey.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeediuneysa.

Bandhigga VOA: Sharciga cunaqabateynta cayiman ma wuxuu beegsanayaa Al-Shabaab mise shirkadaha?
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:28 0:00

XS
SM
MD
LG