Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka difaaca oo ka hadlay qabsashada Galcad iyo Xarardheere


Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)

Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, sida uu VOA u xaqiijiyey Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Kooxda Al-Shabaab ayaa dhowr maalmood kahor ka baxday degmadaas, kadib sanado badan oo ay gacanta ku haysay.

Goor sii horraysay oo maanta ahna waxaa ciidamada dawladdu qabsadeen magaalada Galcad ee gobolka Galguduud.

Haddaba qabsashada magaalooyinkan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliga Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Wareysi: Wasiirka difaaca oo ka hadlay qabsashada Galcad iyo Xarardheere
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG