War Deg-Deg ah

Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo maanta ka furmaya Baydhabo

Suuqa Baydhabo
Suuqa Baydhabo

Magaalada Baydhabo ayaa la filayaa inuu maanta ka furmo shirka dib u heshiisiinta ee u dhexeeya maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda.

Shirkan ayaa la filayaa inay ka qayb galaan madax sare oo ka socota dawladda Federaalka ah oo ay ka mid yihiin madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Afhayeenka golaha shacabka Sh. Aadan Madoobee, iyo masuuliyiin kale.

Haddaba warbixin arrintaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh

Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed

No media source currently available

XS
SM
MD
LG