Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada dawladda iyo kuwa Galmudug oo deegaano cusub ka qabsaday ururka al-Shabab


Galmudug/federal soldiers
Galmudug/federal soldiers

Dawlad-goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay sare u qaadeen dagaalka ay kula jiraan ururka al-Shabaab, taasoo keentay inay kala wareegaan ururkaas deegaano badan oo uu ka talinayey. Ciidamada Galmudug ayaa taageero ka helay ciidamada dawladda dhexe ee ku sugan deegaankaas.

Wasiirka warfaafinta ee Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow Ayaa VOA uga waramay hawlgallada ka socda gobollada Mudug iyo Gal-guduud.

Wasiirka warfaafinta Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00
XS
SM
MD
LG