Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Gobolka Banadir oo baari doona dhammaan guryaha Muqdisho

Muqdisho
Muqdisho

Maamulka Gobolka Banadir ayaa sheegay in hey’adaha amniga Dowladda Soomaaliya ay dhawaan billaabi doonaan, howlgallo amni oo laga sameyn doono dhammaan xaafadaha degmooyinka Muqdisho.

Meelaha sida gaar ah loo baari doono ayaa waxaa ka mid ah dhammaan guryaha kuulla caasimadda, si looga hortago Al Shabab. Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdicasis Barrow.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00

XS
SM
MD
LG