Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Taariikhda Madaraso Islaami ah oo ku taalla Ethiopia


Madarasa
Madarasa

Barnaamijka Bandhigga VOA-da oo toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay taariikhda Madaraso Islaami ah oo ku taalla dalka Ethiopia iyo saameynta ay ku yeelatay Geeska Afrika.

Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinaya.

Bandhigga VOA: Taariikhda Madaraso Islaami ah oo ku taalla Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:13 0:00

XS
SM
MD
LG