Barnaamijka Ilayska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay warka dhowaan kasoo baxay dowladda federaalka ee madaxweyne Xasan Sheekh uu ku sheegay in la qorayo 3,000 oo macallimiin cusub ah iyo waxa ay uga dhigan tahay waxbarashada dalka.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available